Dowlada oo dhaqaale siineysa qoysas uu saameeyay Ayaxa iyo Diiwaan galin bilaabatay (Sawirro)

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal  ku jooga Puntland, ayaa maanta booqday deegaannada uu saameynta ka geystay Ayaxa ee gobolka Nugaal. Wasiirka ayaa sidoo kale tagey goobo ay ka socotay diiwaangelinta Qoysaska uu saameeyay Ayaxa, kuwaaso taageerro ka helaya Dawladda. “Waxaan u nimid halkan si aan u oggaano … Continue reading Dowlada oo dhaqaale siineysa qoysas uu saameeyay Ayaxa iyo Diiwaan galin bilaabatay (Sawirro)